Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Goobtan ganacsi oo mid lagu meyrayo nuucyada kala duwan ee dharka ayaa laga hirgeliyay magaalada Dhuusamareeb
Wxaaana kaoso qeybgalay maamulka magaalada, wasiiro ka tirsan Dowladda Galmudug iyo qaar kamid ah bulshada magaalada
Warkan waxaa faah faahinaysa: Hmadi Dire Ali