Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabaddan oo ay xilka kula kala wareegayeen taliyihii hore ee saldhigga Booliiska Degmada Hobyo iyo taliska cusub ee saldhigga degmada ayaa lagu qabtay magaaladaas waxaana ka qayb-galay masuuliyiin katirsan Galmudug iyo taliska Booliiska Galmudug.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali