Xarunta degmada Ceel-baraf ee gobolka Sh/dhexe oo xariga laga jaray

0
47

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Ali Abdullahi Ali guudlawe ayaa xariga ka jaray xarunta degmada Ceel-baraf ee gobolka Sh/dhexe .taa oo qaab isku tashi ah ay ku dhisteen bulshada magalada ceel-baraf ee gobolka Sh/Dhexe.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa sheegey inay adeegyada muhiimka ah laga tageeri doono bulshada degmada ceel-baraf.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here