Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Degmada ahna Duqa Caasimadda Galmudug mudane Cabdiraxman Cali Maxamed Geeda-qorow oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Degmada Guricel Mudane Farah Abdi Mo’allim, taliska qaybta Guud ee police-ka galmudug, Ugaaska beesha Cayr iyo Odayaasha dhaqanka beshaas ayaa deegaanka Laas-xaadoow uga Qayb-galay Soo Geba-gabaynta iyo dhammaystirka heshiis u dhaxeeyay laba beel oo walaalo ah oo maalmihi la soo dhaafay wada hadal uga socday deegaankaasi.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liibaan Mohamed Abdi