Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Haweenka maamulka Puntland maryan Axmed Cali ayaa magaalada Galkacyo ka dhagax dhigtay Dhismaha xafiiska Haweenka Gobalka Mudug.
Munaasabadda dhagax dhiga ayaa wasiirka waxaa ku wehlinayey masuuliyiin ka tirsan Barlamaanka Puntland iyo hogaanka Haweenka Gobalka Mudug.
Wasiirka wasaaradda Haweenka maamulka Puntland maryan Axmed Cali ayaa sheegtay muhiimmadda ay ledahay dhagax-dhigay Xafiiska Uruurka Haweenka puntland ee gobolka Mudug.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf