Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug Cabdiraxmaan cali maxamad geedo qorow oo nadaafada magaalada Dhuusamareeb iyo bilic soocelinta xaafadaha ayaa sheegay in ay wadaan sidii looga shaqayn lahaa siti balaanka magaalada lasaaray kaas oo furaya wadooyinka iyo xiran iyo cariiriga kujira intaba
Guddoomiyaha ayaa dhalinyarada ugu baaqay in ay kaqayb qaataan kashaqaynta Nadaafadda iyo furitaanka wadooyinka xiran ee magaalada dhuusamareeb
Warkan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi