Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa soo xiray qeybta Shirka latashiga Ururada Haweenka ee ku saabsan Wax-ka-bedelka dastuurka.
shirka ayaa diirada lagu saaray qodobada ay codsanayaan Haweenka soomaaliyeed in laga badao dastuurka dalka.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdulahi Abdulqadir Nor