Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Real Sociedad ee Martín Zubimendi ayaa ku wargaliyey Liverpool in uu ku bireyn.
Liverpool ayaa si aad ah u doonaysa Xiddiga khadka dhexe Si ay ugu xoojiyaan kooxda.
Reds ayaa xitaaa diyaar u ahayd in ay bixiso lacagta lagu bur-burinayo heshiiska.
Laakiin xiddiga Martín Zubimendi ayaa iska diiday kooxda Liverpool.
Martín Zubimendi ayaa go’aansaday in uu sii joogo kooxdiisa Sociedad.