Heshiis nabadeed oo dhexmaray beelo wada daga degaanka Burka Dirmeed ee gobolka Sh/Dhexe

0
44

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Deegaanka Burka Dirmeed ee gobolka shabeelaha dhaxe ayaa lagu soo gabagabeeyay heshiiska beelo walaalo ah oo mudo dirir kadhaxeysay.

Madasha heshiiskan ka dhacay waxaa goobjoog ahaa madaxweynihii hore ee Soomaliya Shariif Shiiq Axmed Ugaasyo culimo iyo waxgaradka labada Beel.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here