Adeegyo Caafimaad oo la gaarsiiyay deegaanka Qarsooni ee Gobolka Galgaduud

0
47

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dhallinyaro ku Midaysan Badbaado Health Organization oo ah urur la shaqeeya arrimaha Caafimaadka ayaa adeegyo Caafimaad oo Bilaash ah gaarsiiyay Deegaanka Qarsooni oo Guriceel 15km Dhanka Galbeed kaga beegan.

Qaar ka mid ah dhalinyarada ururkan ku mideysanyihin ayaan ayaa ka waramay adeegyada ay gaarsiiyeen bulshada.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here