Shirka wadatashiga Istiraatiijiyadda Qorshaha Qaranka oo Muqdisho lagu soo gabagabeyey

0
63

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Shirka wadatashiga Istiraatiijiyadda Qorshaha Qaranka ayaa oo malin mihi la soo dhafay ka socday magalada Muqdisho ee casimada ayaa la soo gabagabeyey waxana kulanka ka qeebgalay Masuulin ka socday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo
Xubno ka socday wasarada bahwadagta la ah wasarasada Qorsheyta XFS waxana kulanka diradda lagu sara sidii wax looga qaban laha xaladaha dalka ka jira sida fadahaadaha, Saboolnomada iyo fayadhoorka dalka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here