Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahan safar shaqo ku maraya deegaanno ka tirsan waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa gaaray degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud halkaas oo ay ku soo dhaweyeen maamulka degmada iyo bulshada Xeraale.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulqadir Nor