Warbaahinta Galmdudug oo loogu baaqay iney soo bandhigaan caqabadaha heysta dhalinyarada Galmudug.

0
43

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Ahmed Mohamud Guuleed oo kamida dhalinyarada aqoonyanada ee Dhuusamareeb oo marti ku ahay Barnaamijka Dhalinyarada ee Radio Daar-Dheer ayaa ugu baaqay Warbaahinta degaanada Galmudug iney xooga saarto soo tabinta caqabadaha dhalinyarada soomaaliyeed garahaana kuwa degaanada Galmudug.

 

Warkan waxaa soo jeedinaya:Ahmed Mohamed Jamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here