Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay Xoojinta Caddalada .

0
73

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Iyado Caddaladdu lafdhabar u tahay xoojinta lamaa garsoonka kala duwan ee dalka ayaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Ahmed Madoobe ayaa bulshada Soomaaliyeed iyo dowladda Somalia ku baaqay Xoojinta Caddalada wax uuna sheegey in lama huran tahay
Ilaalinta Caddalada dalka si guud .

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkhadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here