kulan looga hadlayey wada shaqeyta Bulshada iyo lamaha Amniga oo lagu qabtay Galkacyo .

0
48

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasiirka wasarada Amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe ayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ka Furay
kulan looga hadlayey wada shaqeyta
Bulshada iyo lamaha Amniga kaa oo ay ka qeebgalayeen lamaha Amniga degmada Galkacyo ee galmudug, uruurka haweenka, dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan .

Gudoomiyaha kuxigeenka gobolka Mudug ee galmudug Ahmed
Mohammed shire ayaa sheegey in kulankan muhiim u yaha bulshada magalada Gaalkacyo .

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkhadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here