Bulshada laanta Kulanta ee Baladweyne oo dooratay gudoomiye cusub

0
82

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Magaalada Baladweynee ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay doorashada gudoomiyaha laanta kulanta ee xaafada Xaawo Taako.

Munaasabada waxaa goobjoog ahaa gudoomiyaha xaafada Xaawo taako waxgarad dhalinyaro iyo haweenka xaafada.

Warkan Liban Mohamed Abdi ayaa faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here