Maamulka Gobolka Banaadir oo udib u dayactir ku sameynaya xabsiga Dhexe ee Xamar

0
66

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax ayaa kormeeray Xabsiga Dhexe ee Xamar.

Ujeedka booqashadan ayaa aheyd mid ay mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir ugu kuurgalayeen xaalada dhabta ee ka jirta Xabsiga dhexe iyo sidii ay ugu jawaabi lahaayeen baahiya kala duwan ee taagan.

Warka waxaa soo jeedineysa: Hamdi Dirie Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here