Kulan looga hadlayay kor u qaadista waxbarashada Gabdhaha oo lagu qabtay degmada Balad-xaawo.

0
115

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Dawladda Jubbaland oo gacan ka heleysa Hay’adda care international iyo mashruuca GPE ayaa degmada Balad-xaawo ku qabatay ololaha wacyigalinta bulshada ee Waxbarashada Gabdhaha
Waxana kulanka gob joog aha masuuliyiin ka tirsan wasaradda waxbarashada Jubbaland, maamulka degmada Balad-xaawo, uruurka haweenka degmada , macaliimin qeybaha kala duwan ee bulshada degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo.

Warkan waxaa soo jeedineysa.Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here