Umadda Soomaaliyeed oo loogu hanbalyeeyay dhalashada Biyasha Mowliid.

0
92

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS mudane Saalax Shariif Sayid Cali ayaa umuda muslimiinta garaahaana bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay dhalashada bisha Mowliid oo ah bishii uu dhashay Nebigeena Muxamed NNKH.
Wasiir saalax ayaa ugu baaqay bulshada soomaaliyeed iney caawiyaan kuwa tabaleysan inta lugu jiro bisha mowliidka oo inta badan gobolada dalka ay ka dhacaan xaflado lagu weyneyno dhalashada Suubanaha.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here