Tababarkaan oo degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ka socday muddo shan maalmood ah ayaa waxaa lagu baranayay isku xirka xoolo dhaqatada Soomaaliyeed iyo suuqyada waa-wayn, dhisiddda aqoontooda iyo maamulka qorshe howleedka ganacsiga adeegsiga maal-gelintam wax soosaarka xoolaha iyo cudurada qatarka wax soosaarka xoolaha.
Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi