Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ardaydan oo wax ka bartay faracyadeeda Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa waxaa ay ka qayb-galeen munaasabad ay ku difaacanayeen buugaagtooda qalin-jebinta.
Waxaa ay ka hadleen dareenkooda iyagoo u mahad celiyay waalidiintooda iyo macallimiintii wax soo baray.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali