Iskuulka deegaanka Balli-higis oo dib loo furay.

0
89

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xoghayaha degmada Cadaado Cabdiraxmaan Axmed Xirsi oo ay wehliyaan agaasimaha arimaha bulshadda degmadda Cabdiraxmaan Macalin Cabdullaahi Shiikh Cumar, agaasimaha Qorsheyta Galad Axmed Cabdi, iskuduwaha wasaarada waxbarashada ee degmadda Cadaado iyo masuuliyiin kle oo ka socda wasarada waxbarashada galmudug ayaa ka qayb galay xaflada furitaanka iskuulka Balli-higis ee laga furay degaanka Wadjir Balli-higis ee duleedka degmadda Cadaado iskuulkaan ayaa furitaankiisa waxaa iska kaashaday bulshada deegaanka, Maamulka degmadda Cadaado iyo Wasaarada waxbarashada Dowladda Galmudug.

 

Warkan waxaa soo jeedineysa.Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here