Maamulka Dhuusamareeb oo bilaabay furista wadooyinka Magaalada.

0
85

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudoomiyaha Dhuusamareeb Cabdiraxman Cali Maxamed oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka degmada  Cabdisamad Salaad Aadan, Xoghayaha Dowladda hoose, Taliska Booliiska Dhuusamareeb iyo qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha degaanka ayaa  bilaabay olale lagu  hagaajinayo  laguna  hirgelinayo naqshada caasimadda oo markan waxaaba maamulku bilaabay furista  wadooyin waaaweeyn.

Gudoomiye Geeda-Qorow  ayaa sheegay in maamulku si dhab ah u fulinayaan xiligaan waxii ka danbeeya  naqshada magaalada si loo helo Dhuusamareeb qurxoon sida uu hadalka u dhigay duqa Caasimada.

Warkan waxaa soo jeedinaya.Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here