Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhismaha xaruntaan oo loogu talagalay in luugu adeego hooyada iyo dhalaanka Baladxaawo ayaa waxaa dhisay gabdho qurba jooga waxaana uu bixin doona adeeg caafimaad oo lacag la’aana.
Maamulka degmada iyo qaar ka mida bulshada degmadaas ayaa u mahad celiyey gabdhaha dhisay waxaana ay ugu baqeen dowlad goboleedka Jubbaland iyo wasaaradda Caafimaadka XFS.
Baladxaawo ayaa ah Xarunta gobolk Gedo.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor