Kulan ku Saabsanaa dib u heshiisiinta bulshada oo lagu qabtay Cali Gaduud.

0
57

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kulankan ayaa ku saabsanaa isdhexgalka iyo dib u heshiisiinta bulshada ku nool degmada Masjid Cali Gaduuud ee gobolkani shabeellaha dhexe kaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Dib u heshiisiinta Maamulka Hirshabeelle.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here