Shirkad u xil-saaran ka shaqaynta nafaadadda oo Dhuusamareeb laga daah-furay..

0
57

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiyaha maamulka Caasimada Mudane Abdirahmaan Ali mohamed geeda qoroow ayaa Xarunta Dowlada Hoose ee Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ugu Qeeb galay Munaasabad Ahayd Daahfurka Shirkada Nadafada MUUQ-BILE oo Hada kadib kasha Qayb doonta bilic soocelinta Caasimada Galmudug Ee Dhuusamreeb.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here