Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Iskuulka Jalaaludiin, waxgaradka deegaanka, Waalidiinta ardayda, ayaa Wasiirka Wasaaradda ugu warbixiyay baahiyaha dhanka waxbarashadda ee ka jira deegaanka, iyaga oo ka codsaday maamulka Caasimadda iyo Wasiirka wasaarada Waxbarashada Galmudug in ay ku gacan siiyaan wax ka qabashada baahida kala duwan ee iskuulku qabo.
Liban Mohamed ayaa soo jeedinaya