Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirkan oo looga hadlayay muhiimadda Dalxiiska dalka iyo horumarintiisa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS waxaana kasoo qayb-galay raysul wasaare ku xigeenka Dalka iyo madaxda wasaaradda warfaafinta oo ay wehliyaan masuuliyiin ka tirsan wasaaradaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Xafladdan inta uu socotay waxaa lagaga hadlay sida loo horumarin karo dalxiiska dalka.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali