Bulshada Dhuusamareeb oo looga mahadceliyay kaalintooda furitaanka waddooyinka

0
94

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiye kuxigeenka Magaalada Dhuusamareeb Abdisamad Salaad Aadan oo ka hadlayey halka uu marayo qorshaha furista wadooyinka magaalada ayaa bulshada caasimada waxaa uu uga mahadceliyey sida ay maamalulka garab uga siyeen howlaha furista wadooyinka xiran iyo bixinta wadooyin cusub.

Maamulka dowlada hoose ee Dhuusamareeb oo fulinaya qorshaha dhismaha magaalada ayaa malmihii danbe waday howlgalo lagu furayey wadooyinka iyo bixinta wadooyin cusub oo aan horey u jirin.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here