Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiir Dowlaha Wasaaradda ahna ku simaha Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Maryama Mohamed Hussein oo ay wehliyaan Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo tababarada iyo Agaasimaha Waaxda Qorshaynta iyo Siyaasadda ayaay daahfuray barnaamijkan horumarinta xirfadlayaasha caafimaadka kulan ayay sidookale goob joog ku ahayeen madax ka socotay hay’adaha UNFPA, SOS, PAC, isbitaalada iyo bahweynta caafimaadka.
Warbixintan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali