Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dadka ku dhaqan degaanka Abaq bambaale ee galbeedka Magaalada kismaayo ayaa xiligaan ayaa waxaa soo wajahay xaalad nolol xumo oo ay kamid yihiin Raashiin la,aan ,Biyo Yari iyo caafimaad daro
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed