Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Maareenta Musiibooyinka qaran ee SoDMA ayaa Gaadiid siday shixnado gargaar ah u dirtay degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe.
Gargaarka oo loogu tala galay dadka ay sameeynta ka soo gaartay fatahadda Wabiga Shabeelle.
Gudoomiyaha Hay’adda Mareenta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA
Maxamuud macalin Cabdulle ayaa ka warbixiya gargaarka Hay’addu u dirtay degmada Balcad ee gobalka Shabeellaha dhexe .
Warbixintan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf