Shirka daadajinta qorshaha ciribtirka cudurka dabeysha oo Muqdisho lagu soo gabagabeysay

0
64

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS ayaa magalaada Muqdisho ee Casimada dalka ku soo gabagabeysay shirka daadajinta qorshaha ciribtirka cudurka dabeysha.
Waxana shirka ka qeeb galay masuuliin ka socday wasaraddaha Caafimaadka heer Federer iyo heer dowlad goboleedba .

Shirka intii uu socday ayaa diiradda lagu saray siidii hal meel looga soo wada jeesan laha ciribtirka cudurka dabeysha dalkeena Somalia.

Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa soo jeedinaysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here