Kulan looga hadlayay daadajinta Canshuurta oo lagu qabtay Kismaayo

0
59

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaradda Arimaha Gudaha Jubaland ayaa kulan looga hadlayay daadajinta Canshuurta ku qabtay magalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbadda hoose.
Waxana kulan ka diirada lagu saaray sidii loo daadejin lahaa Siyaasadda Canshuuraha Degmada Kismaayo qaab ka loo Aruurinayo iyo Sida loo maareynayo, waxaana Kulanka ka qeyb galay qeybaha kala duwan Bulshada magalada Kismaayo, Maamulka Degmada iyo kan Gobolka Jubada Hoose.

Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa warkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here