Shirka Wadatashiga Dib-u-eegista Dastuurka oo Dhuusamareeb ka furmay

    0
    82

    Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirka latashiga Culimada iyo Aqoonyahannada oo lagu falanqeynayo wax-ka-beddelka cutubyada 5aad ilaa 9aad ee dastuurka Kumeel Gaarka ah ayaa Maanta ka furmay Magaalada Dhuusamareeb.

    Waxaana ka Qaybgalaya Masuuliyiin ka tirsan Hay’adaha u xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Wasaarada Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka XFS, Gudiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgalinta Dastuurka iyo Gudiga la socodka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

    Liban Mohamed Abdi ayaa faah faahinaya.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here