Dhismaha Xarunta dhalinyarada Degmada Baxdo oo xarigga laga jaray.

0
91

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug Abdiwahawaab Sheikh Abukar ayaa degmada Baxdo ee gobolka Galguduud waxaa uu ka xarigga ka jaray xarunta dhalinyarada oo degmadaas laga hirgeliyay.
Dhalinyarada degmada Baxdo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qayb-galay munaasabadda xarig Jarka oo lagu qabtay dhismaha cusub ee xaruntaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here