Dhismaha garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb oo laga warbixiyay halka uu marayo.

0
64

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Shirkadda u xilsaaran dhismaha Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur Airport ee magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay halka u marayo dhismaha garoonka,
Waxaa ay sheegeen in uu bilowday wejiga kowaad ee dhismaha garoonka.

Warkan waxaa faah faahinaya:Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here