Shirka looga hadlayey Dastuurka oo ka furmay degmada Caabudwaaq.

0
100

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirka la tashiga bulshada rayidka ee arrimaha dastuurka ayaa laga daah-furey degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud.
Shirkan loo hadlayo dhamaystirka qodobada 5 iyo 9 aad ee dastuurka ku meel gaarka ah waxaa ka qeybgalay wasiirka wasaarada daauud dastuurka Galmudug, xildhibaano ka tirsan Galmudug, maamulka degmada Caabudwaaq iyo bulshada rayidka ah.

Warkan waxaa faah faahineysa:Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here