Wasiirka cadaalada iyo arimaha garsoorka Soomaaliya oo gaaray Galkacyo.

0
98

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan sheikh Xasan, wasiir ku xigeenka Cadaaladda iyo Garsoorka Galmudug, Maxamed Guure, Gudoomiye Ku Xigeenka Dhanka Mashaariicda iyo Samfalka Gobolka Mudug Dr Badal sheikh liiban iyo Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Mudug Avv cabdirisaaq Cali yuusuf oo Magaalada Kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayay wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane xasan macalin, iyo wasiirka Dastuurka Galmudug Daauud maxamed maalin.

Warkan waxaa faah faahinaya:Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here