Shir looga hadlayay horumarinta biyaha oo muqdisho lagu soo xiray

0
73

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkan oo lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa looga hadlayay sidii loo horumarin lahaa biyaha soomaaliya waxaana soo qaban qaabisay wasaaradda Tamarta iyo khayraadka biyaha XFS.

Shirkan waxaa ka qayb-galay khubaro ku xeel dheer arrimaha biyaha waxaana inta uu socday lagu soo bandhigay cilmibaarisyo iyo talooyin ku saabsan horumarinta biyaha.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here