Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Deegaannka Tagaabeeye oo hoos yimaada magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa kormeer loogu kuur galayo baahiyaha ka jira deegaankaas ku tagay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.
Bu;shada deegaankaas ayaa sheegay inay u baahanyihiin in laga taageero adeegyada aasaasiga ah sida waxbarashada iyo caafimaadka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama