Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Abdulkadir Shire warsame ayaa shaaca ka qaaday bandhigga Tamarta iyo Biyaha oo ah madal sanadle ah laguna qaban doono Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb
Shirweynaha Bandhigga Tamarta iyo Biyaha ee Galmudug ayaa sida wasaaraddu shaacisay la qaban doona inta u dhexeysa 15-16 Oktoobar 2024.
Warkan waxaa faah faahonaysa: Hamdi Dirie Ali