Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Muddo labo maalmood ah deegaannada Towfiiq, Qalaanalle iyo Laan-dheer oo u dhexeeya Xeraale iyo Caabudwaaq waxaa ku sugan dhalinyaro , culimmo iyo wax-garad kasoo jeeda Dhuusamareeb.
Waxaa deegaannadaas laga dhaqan-geliyay xabbad-joojin hordchac ah iyadoo lagu ballan-sanyahay in gogol nabadeed la’isugu keeno beelaha.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali