Tababar ku Saabsan Xaquuqda Aadaha oo lagu qabtay magalo madaxda gobolka Hiraan.

0
30

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa laga daahfuray tababar Ku saabsan Xuquuqda aadanaha.
waxaana tababarka ka qeeybgalay saxafiyiin ,laamaha amniga gaar haan booliska iyo xubno kasocday Garsoorka.

Abdi Ahmed xuseen oo ka mid ah macalinta tababarka bixinaya ayaa ka hadla muhiimadda tababarka.

Warkan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here