Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo gaaray degmada Ceeldheer & ujeedka safarkooda.

0
43

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiiro ka tirsan Galmudug ayaa gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud si ay ugu kuurgalaan xaladda nololeed.
Wafdiga waxaa kamid ah Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ahna ku simaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad-goboleedka Galmudug Md. Cumar Guureeye, Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, dib u dhiska iyo Guriyeynta Galmudug Md. Axmed Dhiblaawe Casir (Washington), khuburo ka shaqeysa daadejinta dowladnimada, maamulka Degmada Ceeldheer, iyo qeybaha bulshada rayidka ah.

Warkan waxaa faah faahineysa:Hamdi Diriye 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here