Bulshada deegaanka Daba-yoodley oo codsi u diray maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle

0
61

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bulshada ku nool deegaanka Daba-yoodley oo ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay la ahdleen warbaahinta. Odoyaasha iyo wax-garadka deegaankaas ayaa waxaa ay sheegeen isbaarooyin la dhigtay waddooyinka mara deegaanka ay saamayn xooggan ku yeesheen.

Waxaa kale ay codsi udireen maamuladda Hirshabeelle iyo Galmudug iyagoo xusay inay u baahanyihiin adeegyada bcaafimaadka iyo waxbarashada.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here