Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Bulshada Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa soo dhaweeyay sahminta shidaalka ay dowlada soomaaliya kamaynayso deegaano katirsan Galmudug sahminta shidaalka ayaa waxaa iska kaashanaya dowlada fadaraalka soomaliya iyo dowlada turkiga oo maraakiib sahmisa u soodurtay soomaaliya
Warkan waxaa faah faahinaya:Liban Mohamed Abdi