Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xili degaanka Olol uu shalay ka furmay shir lagu heshisiinayo beelo ka soo kala jeeda Degmooyinka Xeraaale iyo Caabudwaaq ayaa Xildhibaano ka tirsan dowlada soomaaliya iyo wasiiro ka tirsan Galmudug ayaa soodhaweyey shirkaas.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor