Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka hadlay shirka wadatashiga qaranka.

0
31

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo la hadlay shacabka Soomaaliyeed, ayaa la wadaagay guulihii laga gaaray Madasha Golaha Wadatashiga Qaran, wuxuuna soo bandhigay halka uu maraayo shirka Golaha ee maalmahaan ka socda Magaalada Muqdisho.

Warkan waxaa faah faahineysa:Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here