Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee gar wadeenka ka ah gogosha Nabadda ee lagu dhex dhexdinaayo beelaha ku dagaalamay deeganka
Laandheer ee waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa Maamulka galmudug ugu baaqay inay ka qeeb qaatan dhex dhexaadinta beelaha ku dagaalamay waqooyiga gobalka galgaduud
gahan deegaanka Laandheer .
Odayaasha dhaqanka ayaa sheegey in loo bahan yaha garab istaag labada dhinac ah si xal waara looga gaaro Nabad ka dhalata waqooyiga gobalka galgaduud.
Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.